Qeexid
"ld imtixaan2."
[-nay, -ntay]
itixaan2 ay
itixaan2 tay
f.g1"ld imtixaan2."
Wadaag:
Tijaabin heerka aqooneed ee qof.
Cid dulqaad-keeda tijaabin. ld intixaan2, itixaan2.
f.g1
-nay, -ntay
Wadaag:
Isutagga siyaasadeed, dhaqaale, iwm ee dhex mara laba dawlad iwm; midow.
m.l
Wadaag:
Imtixaan lagu tijaabo cid aqoonta.
Dhibaato cid ku dhacda oo lagu tijaabinayo dulqaadkeeda. ld intixaan, itixaan.
m.l
Wadaag:
eeg imtixaaman. ld imtixaannaansho, intixaannaan, inti xaannaansho.
m.f.dh
Wadaag:
/dh Shaxda meesha mar walba inta laga dhaco qofka kale shaxdiisa lagu jabsho.
m.l
Wadaag:
Wax qof maskaxdiisi ku soo dhaca oo xagga Alle uga imaansho.
f.mg1
-aamay, -aantay
Wadaag:
(-aamay, -aantay; -aami) Subag, caano, maraq iwm cunno yaabis ah ku darid.
f.g1
Wadaag: