Qeexid

"Magacuyaal tilmaama qofka saddexaad ee wadarta ah (kuwa laga hadlayo ama wax laga qorayo). ld iya2."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga iyaga oo kali ah:
  • Sidoo kale fadweyne fara badan ayaa waxaa ku yimid qax iyo barakac xoogan kadib markii guryahooda dabkaas baabi'ayay, Dadweynaha ayaa dabkaan ku daminayay gacmahooda iyaga oo biyaha ku soo daabulanaya Dameero iyo booyado.
  • Shilalkaas waxaa keena 41% dadka baabuur wada iyaga oo uu maankoodu doorsoon yahay (khamri ama maandooriyayaal cabsan).