Qeexid (-gyo, m.dh) (baay.) Noole ka kooban unugyo, ay ku jiraan walxaha hiddo-barasho oo leh bu' muuqata.