Qeexid
"Dad isku dhex jira oo aan isgaranayn."
Qeexid Kale
ld jaabeyn.
Qeexid Xigta
Dad keli keli ah.
"Dad isku dhex jira oo aan isgaranayn."
ld jaabeyn.
Dad keli keli ah.
Wadaag:
eeg jaabee. ld jaabajaabeyn (3), jaabajaabeys, jaabeys.
m.f.dh
Wadaag:
Qoryo yaryar oo laysu soo uruuriyey.
Xoolo iyo dad tiro iyo tayaba liita.
m.dh.u
Wadaag:
Jaabo urursasho. ld jaabajaabeyso.
f.mg3
-stay, -satay
Wadaag:
Jaabo aruurin.
Laab hoggaanka ka mid ah oo ratiga gafuurka loo geliyo si loo hoggaamiyo. ld jaabajaabee.
f.g2
-beeyay, -beysay
Wadaag:
ld jaabajaabeysad, jaabajaabeysasho, jaabajaabeysi.
m.f.dh
Wadaag:
Qoryo qallalan oo dabka lagu shido; xaabo; qoryo.
Alaab aan qiimo lahayn. ld jaabajaabo.
m.dh.u
Wadaag: