Qeexid
"eeg jaabee. ld jaabajaabeyn (3), jaabajaabeys, jaabeys."
"eeg jaabee. ld jaabajaabeyn (3), jaabajaabeys, jaabeys."
Wadaag:
Dad isku dhex jira oo aan isgaranayn.
Dad keli keli ah.
ld jaabeyn.
m.dh
Wadaag:
Jaabo urursasho. ld jaabajaabeyso.
f.mg3
-stay, -satay
Wadaag:
Jaabo aruurin.
Laab hoggaanka ka mid ah oo ratiga gafuurka loo geliyo si loo hoggaamiyo. ld jaabajaabee.
f.g2
-beeyay, -beysay
Wadaag:
ld jaabajaabeysad, jaabajaabeysasho, jaabajaabeysi.
m.f.dh
Wadaag:
Qoryo qallalan oo dabka lagu shido; xaabo; qoryo.
Alaab aan qiimo lahayn. ld jaabajaabo.
m.dh.u
Wadaag: