Qeexid
"(-diin, m.dh) Qof diinta islaamka u dagaallama."
"(-diin, m.dh) Qof diinta islaamka u dagaallama."
Wadaag:
Sharaf: magac-weyni.
Soo jeedka qofka inta indhaha ka sarreysa; weji, fool.
Woqooyi (bad).
m.l
Wadaag:
(-dyo/-diin, m.dh) Nin bareer iyo ogaal wax u asaraara, wax u inkira.
m.l
Wadaag:
Ku dhaqmid la'aanta diinta islaamka.
Xilliga Islaamka ka hore ee taariikhda carabta.
m.dh
Wadaag:
Ka j.: cid arrin ka dahsooneed u iftiimin.
f.mg2
-iyay, -isay
Wadaag:
jaa'ifee f.g2 1. Waxyeello weyn oo aafeed cid gaarsiin; aflagaaddee. 2. Nabar foolxumo reeba cid wejiga ka gaarsiin.
-feeyay, -feysay
Wadaag:
jaa'ifo m.dh (-ooyin, m.l) 1. Nabar wejiga la gaarsiiyo oo foolxumo reeba. 2. Hanti la siiyo qof jaa-ifo loo geystey.
Wadaag: