Qeexid
"Ka j.: cid arrin ka dahsooneed u iftiimin."
[-iyay, -isay]
jaahilbix yay
jaahilbix say
f.mg2"Ka j.: cid arrin ka dahsooneed u iftiimin."
Wadaag:
Qof ilbax ka dhigid.
Meseggo iwm il ka saarid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Ku dhaqmid la'aanta diinta islaamka.
Xilliga Islaamka ka hore ee taariikhda carabta.
m.dh
Wadaag:
Cid in ay xilkeeda si fiican u gudato geyeysiin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Sharaf: magac-weyni.
Soo jeedka qofka inta indhaha ka sarreysa; weji, fool.
Woqooyi (bad).
m.l
Wadaag:
Jeel ka bi'in.
Xoolo dhanaan ku filan siin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Cid qas iyo shaki gelin. ld jahawareeri.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Qas iyo shaki maskaxda galay wax lala garan waayo.
ld jaahwareerid.
m.l
Wadaag:
Qas iyo shaki maskaxda galay wax la garan waayid. ld jahawareer2.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
ld jaahwareer1 (2), jahawareer1, jahawa reerid.
m.f.dh
Wadaag:
Wax jaahwareeray ahaansho. ld jahawareersan.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
eeg jaahwa-reersan. ld jaahwareersanaansho jaha-wareersanaan. Jaahwareersanaansho m.l/dh ld jaahwa reersanaan.
m.f.dh
Wadaag: