Qeexid Xigta
ld jaahwareer1 (2), jahawareer1, jahawa reerid.
ld jaahwareer1 (2), jahawareer1, jahawa reerid.
Wadaag:
Cid qas iyo shaki gelin. ld jahawareeri.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Qas iyo shaki maskaxda galay wax lala garan waayo.
ld jaahwareerid.
m.l
Wadaag:
Qas iyo shaki maskaxda galay wax la garan waayid. ld jahawareer2.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Wax jaahwareeray ahaansho. ld jahawareersan.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
eeg jaahwa-reersan. ld jaahwareersanaansho jaha-wareersanaan. Jaahwareersanaansho m.l/dh ld jaahwa reersanaan.
m.f.dh
Wadaag: