Qeexid
Maad iyo wax lagu qoslo samayn.
[-leeyay, -leysay]
f.mg2Maad iyo wax lagu qoslo samayn.
Fal / verb
m.l
Qeexid: (-layaal, m.l/dh) Qof maadlow ah oo dadka ka qosliya; maadeeye.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg jaajaaleyn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -leeyay, -leysay
Qeexid: ld jalasii.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Saaxiib dhab ah; rafiiq; waday.
Qeexid Xigta: Koox tartan ciyaareed ku wada jira qof ka mid ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -leeyay, -leysay
Qeexid: Dhul dhowr jibaal u qaybin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -beeyay, -beysay
Qeexid: ld jaabee.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg2
Labdhedig: -seeyay, -seysay
Qeexid: Ka j.: fal xun oo qof sameeyey ku ciqaabid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -beeyay, -beysay
Qeexid: Jaabo aruurin.
Qeexid Xigta: Laab hoggaanka ka mid ah oo ratiga gafuurka loo geliyo si loo hoggaamiyo. ld jaabajaabee.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg2
Labdhedig: -teeyay, -teysay
Qeexid: Jaalabuto samayn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Wadey; saaxib; jaal.
Qeexid Xigta: Qof shaqo, farxad, murugo iwm la qaybsada cid kale.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g
Labdhedig: -meeyay, -maysay
Qeexid: (f.g) Kab cid la dhicid.
Qeexid Xigta: (f.mg) Iyadoo cagaha iyo sacabbada laga shanqarinayo ciyaar dheelid.
Qeexid Kale: (f.g) Jaamo ka dhigid: cad cad ka dhigid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -leeyay, -laysay
Qeexid: Xoolo jafle samayn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -leeyay, -leysay
Qeexid: ld jimlee.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg2
Labdhedig: -leeyay, -leysay
Qeexid: Cabaadid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg2
Labdhedig: -leeyay, -laysay
Qeexid: Wax ama cid danayn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg2
Labdhedig: -leeyay, -leysay
Qeexid: ld majaajillee.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -leeyay, -laysay
Qeexid: Cid gaal ka dhigid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -leeyay, -leysay
Qeexid: ld qaaliyee.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg2
Labdhedig: -leeyay, -leysay
Qeexid: Majaajillo samayn. ld majaajilee.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: (bot.) Geedgaab aan qodax lahayn oo caleentiisa daawo ahaan loo isticmaalo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]