Qeexid
Jaalabuto samayn.
[-teeyay, -teysay]
f.mg2Jaalabuto samayn.
Fal / verb
m.f.dh
Qeexid: eeg jaalabutee.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Cayaar ay cayaaraan goroyada, shimbiraha iwm oo ay cagaha dhulka la dhacaan.
Qeexid Xigta: Socod nafley badani ay koox-koox ugu socoto.
Qeexid Kale: Feer, haraati iwm oo cid lala dhaco
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg2
Labdhedig: -teeyay, -taysay
Qeexid: Jalaabu-te samayn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Shir aan la fadhin ee dadku yoobsanyihiin.
Qeexid Xigta: Socod raaxaysi iyo majabaxsi looga jeedo oo hadba meel la habshahabsheeyo.
Qeexid Kale: Ciyaar socod iyo boodbood leh.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Jaadadka doonyaha jaad ka mid ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg2
Labdhedig: -leeyay, -leysay
Qeexid: Maad iyo wax lagu qoslo samayn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Saaxiib dhab ah; rafiiq; waday.
Qeexid Xigta: Koox tartan ciyaareed ku wada jira qof ka mid ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -qeeyay, -qaysay
Qeexid: Meel hore loo dhacay mar labaad dhicid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Wadey; saaxib; jaal.
Qeexid Xigta: Qof shaqo, farxad, murugo iwm la qaybsada cid kale.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Jaal ahaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Jaalle ahaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]