Qeexid

"Cayaar ay cayaaraan goroyada, shimbiraha iwm oo ay cagaha dhulka la dhacaan."

Qeexid Kale

Feer, haraati iwm oo cid lala dhaco

Qeexid Xigta

Socod nafley badani ay koox-koox ugu socoto.

Wadaag: