Qeexid

"(f.g) Kab cid la dhicid."

Qeexid Kale

(f.g) Jaamo ka dhigid: cad cad ka dhigid.

Qeexid Xigta

(f.mg) Iyadoo cagaha iyo sacabbada laga shanqarinayo ciyaar dheelid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Gudbe naxwe,

Gudbe / transitive