Qeexid
"(c.nafl.) Shimbir midabbo badan, lugo dhaadheer iyo luqun dheer leh oo durdurrada iyo biyo-fariisiyada ku nool."
"(c.nafl.) Shimbir midabbo badan, lugo dhaadheer iyo luqun dheer leh oo durdurrada iyo biyo-fariisiyada ku nool."
Wadaag:
joog ekeeye m.l (-yayaal, m.l/dh) Xarriiq isku xira meelaha jooggoodu isku mid yahay ee ka sarreeya bad lasimanta.
Wadaag:
Kitaabka Quraanku ku qoranyahay.
Masaajidyada magaalada kan ugu weyn.
m.l
Wadaag:
(f.g) Kab cid la dhicid.
(f.mg) Iyadoo cagaha iyo sacabbada laga shanqarinayo ciyaar dheelid.
(f.g) Jaamo ka dhigid: cad cad ka dhigid.
f.g
-meeyay, -maysay
Wadaag:
(-iyo/-iyiin, m.dh) Qof ay u dhammaatay waxbarasho jaamacadeed.
m.l
Wadaag:
Lo' gisi.
Kabo raggu qaato adag, saan geri ka samaysan oo marka lagu socdo dhawaaqa.
m.dh
Wadaag:
(-do, m.l) Xarun waxbarasho oo cilmi sare laga barto una qaybsan kulliyado.
m.dh
Wadaag: