Qeexid
"Cad yar oo saan ah oo loo jaray qaab kabeed."
Qeexid Kale
Gabal yar oo shay ah. 4. Kab dhammaatay. 5. Naqshad farsamo. 6. (muus.) Ridmada sacabka iyo lugaha laga sameeyo marka ciyaaraha hiddaha iyo dhaqanka la ciyaarayo.
Qeexid Xigta
Meel bannaan.