Qeexid
"(-syo, m.dh) Naqshad ama sawir lagu muujiyo fikrad."
"(-syo, m.dh) Naqshad ama sawir lagu muujiyo fikrad."
Wadaag:
jaantus Argrand m.l (-syo ..., m.dh) (xis.) (Sallax murakab) Laba addimaale habdhiska kulannada kaartis ee lagu muujiyo tirooyinka murakabka ah. Tirada x + iy waxa lagu muujin karaa barta kulannadeedu yihiin (x, y).
Wadaag:
Cad yar oo saan ah oo loo jaray qaab kabeed.
Meel bannaan.
Gabal yar oo shay ah. 4. Kab dhammaatay. 5. Naqshad farsamo. 6. (muus.) Ridmada sacabka iyo lugaha laga sameeyo marka ciyaaraha hiddaha iyo dhaqanka la ciyaarayo.
m.dh
Wadaag:
Caano geel oo aad u dhanaan.
Biyo kharaar oo dhano ah.
Ciid dhanaan; carro seel. 4. Caws aan loo baahnayn oo dalagga la soo baxa.
m.l
Wadaag:
jaa'ifo m.dh (-ooyin, m.l) 1. Nabar wejiga la gaarsiiyo oo foolxumo reeba. 2. Hanti la siiyo qof jaa-ifo loo geystey.
Wadaag:
(f.g) Wax qorshaysan samayn.
(f.mg) Ku j.: wax, wax kale ka simid.
(f.g) Kabo jaan u samayn.
f.g
-gooyay, -gooysay
Wadaag:
jaa'ifee f.g2 1. Waxyeello weyn oo aafeed cid gaarsiin; aflagaaddee. 2. Nabar foolxumo reeba cid wejiga ka gaarsiin.
-feeyay, -feysay
Wadaag:
Lo' gisi.
Kabo raggu qaato adag, saan geri ka samaysan oo marka lagu socdo dhawaaqa.
m.dh
Wadaag:
Sharaf: magac-weyni.
Soo jeedka qofka inta indhaha ka sarreysa; weji, fool.
Woqooyi (bad).
m.l
Wadaag:
Saaxiib dhab ah; rafiiq; waday.
Koox tartan ciyaareed ku wada jira qof ka mid ah.
m.l
Wadaag: