Qeexitaan & Macnaha Ereyada Afka Soomaaliga
Qor erayga aad rabto, kaddibna hel macnahiisa!
jaaraan
Qaab-dhismeedka (Naxwe)
magac / noun
Lab / masculine
Wadaag:
Tusaale
Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga jaaraan oo kali ah:
Erayada u qoraal eg: `jaaraan`
jaan
Qeexid
Caano geel oo aad u dhanaan.
Biyo kharaar oo dhano ah.
Ciid dhanaan; carro seel. 4. Caws aan loo baahnayn oo dalagga la soo baxa.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
jaan
Qeexid
Uun rooxaan ah oo aan aadamuhu arki karin; jinni.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
jaan
Qeexid
Cad yar oo saan ah oo loo jaray qaab kabeed.
Meel bannaan.
Gabal yar oo shay ah. 4. Kab dhammaatay. 5. Naqshad farsamo. 6. (muus.) Ridmada sacabka iyo lugaha laga sameeyo marka ciyaaraha hiddaha iyo dhaqanka la ciyaarayo.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
jaansaaran
Qeexid
Kabo jaan cusub la saaray ahaansho.
Qaabnaxweed & Naxwe
f.mg4
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
haaraan
Qeexid
Ku h.: eed aan sal lahayn cid u jeedin.
Cid ceebeyn.
Qaabnaxweed & Naxwe
f.g1
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
qaaraan
Qeexid
(-aamay, -aantay; -aami) U q.: xoolo dad badan ka ururin si qof u baahan loo siiyo ama arrin dadweynaha u dan ah loogu fuliyo.
Qaabnaxweed & Naxwe
f.mg1
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Labdhedig
(-aantay)
Wadaag:
baaraan
Qeexid
ld baarid2.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
xaaraan
Qeexid
Wax aan shareecadu banayn oo xalaal ka dhigin; booli.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
qaaraan
Qeexid
(-nno/-ammo, m.dh) Xoolo dad badan laga uruursho oo qof u baahan la siiyo ama arrin dadweynaha u dan ah lagu fuliyo ama si kale oo samafal ah loo bixiyo.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Labdhedig
(-ammo)
Wadaag:
haaraan
Qeexid
Eedeynta cid wax ayna qabin oo ay ka gubanayso lagu eedeeyo.
Ceebayn cid loo jeediyo. ld haaraamid.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
jaar
Qeexid
Dad guryo isu dhaw deggan.
ld yaar 1. Xakame yar oo fardaha afka looga xiro.
Haruub; bire.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
jaansaarnaan
Qeexid
eeg jaansaaran. ld jaansaarnaansho.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.f.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
jaansaar
Qeexid
Saaridda kabo duug ah la saaro jaan cusub.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
jaansaar
Qeexid
Kabo duugoobay sar cusub saarid.
Qaabnaxweed & Naxwe
f.g1
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
dhaaraan
Qeexid
(-nno, m.dh) Maro yar, aan cusbayn oo la xirto inta hawl la hayo.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
jaran
Qeexid
(-rmay, -rantay; -rmi) Wax la jaray noqosho.
Qaabnaxweed & Naxwe
f.mg1
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Labdhedig
(-rantay)
Wadaag:
jaran
Qeexid
Wax la jaray ahaansho.
Qaabnaxweed & Naxwe
f.mg4
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Wadaag: