Qeexid
"eeg jaasee."
"eeg jaasee."
Wadaag:
Ka j.: fal xun oo qof sameeyey ku ciqaabid.
f.mg2
-seeyay, -seysay
Wadaag:
eeg jaabee. ld jaabajaabeyn (3), jaabajaabeys, jaabeys.
m.f.dh
Wadaag:
jaa'ifee f.g2 1. Waxyeello weyn oo aafeed cid gaarsiin; aflagaaddee. 2. Nabar foolxumo reeba cid wejiga ka gaarsiin.
-feeyay, -feysay
Wadaag:
jaa'ifo m.dh (-ooyin, m.l) 1. Nabar wejiga la gaarsiiyo oo foolxumo reeba. 2. Hanti la siiyo qof jaa-ifo loo geystey.
Wadaag: