Qeexid
"Cid si qarsoodi ah sir uga bixin. ld jaajuus2."
[-say, -stay]
jaasuus2 ay
jaasuus2 tay
f.g1"Cid si qarsoodi ah sir uga bixin. ld jaajuus2."
Wadaag:
Qof si qarsoodi ah xog u uruuriya una gudbiya meelaha ay qusayso (qaran, urur, qof iwm); basaas.
Qof dadka hadalka isaga qaada oo isku dira; warxungee. ld jaajuus1.
m.l
Wadaag:
Ka j.: fal xun oo qof sameeyey ku ciqaabid.
f.mg2
-seeyay, -seysay
Wadaag:
Lo' gisi.
Kabo raggu qaato adag, saan geri ka samaysan oo marka lagu socdo dhawaaqa.
m.dh
Wadaag:
jaa'ifo m.dh (-ooyin, m.l) 1. Nabar wejiga la gaarsiiyo oo foolxumo reeba. 2. Hanti la siiyo qof jaa-ifo loo geystey.
Wadaag:
jaa'ifee f.g2 1. Waxyeello weyn oo aafeed cid gaarsiin; aflagaaddee. 2. Nabar foolxumo reeba cid wejiga ka gaarsiin.
-feeyay, -feysay
Wadaag: