Qeexid
"Waxyaabo laysku shiilo markay qallalaanna loo shito udug ahaan oo qiiq caraf leh bixiya. ld jaawi1."
"Waxyaabo laysku shiilo markay qallalaanna loo shito udug ahaan oo qiiq caraf leh bixiya. ld jaawi1."
Wadaag:
Cudur ariga raafafka ka gala oo dillaaciya nabarna ka reeba. ld jaawqarreer1, jaawqarrir.
m.l
Wadaag:
ld farjaw. Isku xoqidda suulka iyo farta si ay shanqar u sameeyaan iyadoo nafley loogu baaqayo.
Suul-dhabaale la sameeyo marka turub laga yamxeerinayo.
m.dh
Wadaag:
ld farjaawin, farjaawis, farjawin, farjawis, jaawis.
m.f.dh
Wadaag:
ld farjaawi, farjawi. Fardhexada iyo suulka gacanta oo si xoog ah laysugu xoqo ka shanqarin; suuldhabaalayn.
Haad turub ka yamxeerin (ciyaar turub).
f.mg2
-iyay, -isay
Wadaag:
jaa'ifo m.dh (-ooyin, m.l) 1. Nabar wejiga la gaarsiiyo oo foolxumo reeba. 2. Hanti la siiyo qof jaa-ifo loo geystey.
Wadaag:
jaa'ifee f.g2 1. Waxyeello weyn oo aafeed cid gaarsiin; aflagaaddee. 2. Nabar foolxumo reeba cid wejiga ka gaarsiin.
-feeyay, -feysay
Wadaag:
Saaxiib dhab ah; rafiiq; waday.
Koox tartan ciyaareed ku wada jira qof ka mid ah.
m.l
Wadaag:
Sharaf: magac-weyni.
Soo jeedka qofka inta indhaha ka sarreysa; weji, fool.
Woqooyi (bad).
m.l
Wadaag:
Dad guryo isu dhaw deggan.
ld yaar 1. Xakame yar oo fardaha afka looga xiro.
Haruub; bire.
m.l
Wadaag:
ld qaad 1. Geed caleentiisa, laamahiisa curdanka ah iyo diirkiisa la calashado oo lagu marqaamo.
Nooc.
Kala j.: kala duwan.
m.l
Wadaag:
J. ah: shay qiro leh.
Derin weyn oo ka samaysan caw baar ama mayro oo labadeeda dhinac duf lahayn.
m.l
Wadaag:
Caano geel oo aad u dhanaan.
Biyo kharaar oo dhano ah.
Ciid dhanaan; carro seel. 4. Caws aan loo baahnayn oo dalagga la soo baxa.
m.l
Wadaag:
Qoryo qallalan oo dabka lagu shido; xaabo; qoryo.
Alaab aan qiimo lahayn. ld jaabajaabo.
m.dh.u
Wadaag: