Qeexid
"ld farjaawi, farjawi. Fardhexada iyo suulka gacanta oo si xoog ah laysugu xoqo ka shanqarin; suuldhabaalayn."
Qeexid Xigta
Haad turub ka yamxeerin (ciyaar turub).
[-iyay, -isay]
jaawi2 yay
jaawi2 say
f.mg2"ld farjaawi, farjawi. Fardhexada iyo suulka gacanta oo si xoog ah laysugu xoqo ka shanqarin; suuldhabaalayn."
Haad turub ka yamxeerin (ciyaar turub).
Wadaag:
Nabar aan biskoon; joqofey.
Dhul hawd ah oo oomane ah.
m.dh
Wadaag:
ld farjaawin, farjaawis, farjawin, farjawis, jaawis.
m.f.dh
Wadaag:
Cudur ariga raafafka ka gala oo dillaaciya nabarna ka reeba. ld jaawqarreer1, jaawqarrir.
m.l
Wadaag:
ld farjaw. Isku xoqidda suulka iyo farta si ay shanqar u sameeyaan iyadoo nafley loogu baaqayo.
Suul-dhabaale la sameeyo marka turub laga yamxeerinayo.
m.dh
Wadaag:
Waxyaabo laysku shiilo markay qallalaanna loo shito udug ahaan oo qiiq caraf leh bixiya. ld jaawi1.
m.l
Wadaag:
Shay adag mid ka jilicsan ku garaacid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
jaa'ifee f.g2 1. Waxyeello weyn oo aafeed cid gaarsiin; aflagaaddee. 2. Nabar foolxumo reeba cid wejiga ka gaarsiin.
-feeyay, -feysay
Wadaag:
jaa'ifo m.dh (-ooyin, m.l) 1. Nabar wejiga la gaarsiiyo oo foolxumo reeba. 2. Hanti la siiyo qof jaa-ifo loo geystey.
Wadaag:
Muran iyo canaad isku jira muujin.
f.mg2
-iyay, -isay
Wadaag:
Sharaf: magac-weyni.
Soo jeedka qofka inta indhaha ka sarreysa; weji, fool.
Woqooyi (bad).
m.l
Wadaag:
Saaxiib dhab ah; rafiiq; waday.
Koox tartan ciyaareed ku wada jira qof ka mid ah.
m.l
Wadaag:
Dad guryo isu dhaw deggan.
ld yaar 1. Xakame yar oo fardaha afka looga xiro.
Haruub; bire.
m.l
Wadaag: