Qeexid Xigta
ld farjaawin, farjaawis, farjawin, farjawis, jaawis.
ld farjaawin, farjaawis, farjawin, farjawis, jaawis.
Wadaag:
ld farjaawi, farjawi. Fardhexada iyo suulka gacanta oo si xoog ah laysugu xoqo ka shanqarin; suuldhabaalayn.
Haad turub ka yamxeerin (ciyaar turub).
f.mg2
-iyay, -isay
Wadaag:
Cudur ariga raafafka ka gala oo dillaaciya nabarna ka reeba. ld jaawqarreer1, jaawqarrir.
m.l
Wadaag:
Waxyaabo laysku shiilo markay qallalaanna loo shito udug ahaan oo qiiq caraf leh bixiya. ld jaawi1.
m.l
Wadaag:
ld farjaw. Isku xoqidda suulka iyo farta si ay shanqar u sameeyaan iyadoo nafley loogu baaqayo.
Suul-dhabaale la sameeyo marka turub laga yamxeerinayo.
m.dh
Wadaag:
jaa'ifo m.dh (-ooyin, m.l) 1. Nabar wejiga la gaarsiiyo oo foolxumo reeba. 2. Hanti la siiyo qof jaa-ifo loo geystey.
Wadaag: