Qeexid

"(-dyo, m.dh) Berrin waa hore laga guurey oo ooddii raadkeedii weli yaal. ld jabo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine