Qeexid
"Adke qayb ka goosasho (ul, caday iwm)."
Qeexid Xigta
Adke wax ku dhex jira ka baxsasho (ukun, qare, laf iwm).
[-saday, -satay]
jabs aday
jabs atay
f.g3"Adke qayb ka goosasho (ul, caday iwm)."
Adke wax ku dhex jira ka baxsasho (ukun, qare, laf iwm).
Wadaag:
Qof jilbaha iyo faraha ku fariisasho.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
Qaruhu marka uu bislaado oo uu cunnimo gaaro; gebis.
m.dh
Wadaag:
Xaabo amo qoryo yaryar oo qallalan.
Berrin waa hore laga guurey oo ooddii jabtay oo isku dhacday; jabad; degel.
m.dh
Wadaag:
(-bab, m.l) (daaw.) Jab lafeed oo dhammeystiran ama bacran ah.
m.l
Wadaag:
Wax qaybsamay ama burburay in ka mid ah.
Lafaha, qoryaha iwm kala go' ama dillaac ku dhaca.
Fal natiijo xumi ka soo baxdo.
m.l
Wadaag:
Wax dillaacid ama kala go'id.
Col iwm guuldarro la kulmid.
Geed, dhismo iwm dumid. 4. Badeeco qiimeheeda hoos u dhicid.
f.mg1
-bay, -btay
Wadaag:
Wax jab gaarey ahaansho.
Wax qiimahoodu hoos u dhacay ahaansho (badeeco).
f.mg4
-bnaa, -bnayd
Wadaag:
(muus.) Durbaan laba af ka daloola oo harag xallafsan ku rogan.
m.l
Wadaag:
(-dyo, m.dh) Berrin waa hore laga guurey oo ooddii raadkeedii weli yaal. ld jabo.
m.l
Wadaag:
Alaabo yaryar oo meelo kala yaalyaal isu uruurin.
Meel biyo yari ku jiraan marba in ka qaadasho.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag: