Qeexid
"Dhar iwm jactad ka dhigid"
[-iyay, -isay]
jactad yay
jactad say
f.g2"Dhar iwm jactad ka dhigid"
Wadaag:
Muuqaalka uu yeesho dhar iwm oo aan si fiicanu kala fidsanayn; canbus, canyayuub.
Garaawshiinyo ama oggolaansho la'aan; muran foolxun.
m.l
Wadaag:
Dhar iwm si xun u laallaabmid.
Hadal jactad ah ku hadlid; asaraarid.
f.mg1
-day, -dday
Wadaag:
Biyo kulul oo danabka ka dhasha oo nafleyda guba marka ay gaaraan.
Ceeb aad u weyn.
Cudur ariga ku dhaca xilliyada roobka oo jirku yeesho finan iyo dildillaac.
m.dh
Wadaag:
Wax aroor hore socodsiin; kallihin. ld jermaadi.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag: