Qeexid
ld jadeemid.
ld jadeemid.
magac / noun
Dheddig / feminine
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld jadeemad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Cida bahallada qaarkood sida libaaxa iwm.
Qeexid Xigta: Reen.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (bot.) Nooc ka mid ah geedgaabka oo laamo dhuudhuuban iyo caleemo balballaaran leh oo aan qodax lahayn.
Qeexid Xigta: Socod dheer.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -nay, -ntay
Qeexid: Bahal libaax iwm reemid.
Qeexid Xigta: Nafley taahid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Cudur lays qaadsiiyo oo badanaa carruurta ku dhaca; wuxuu leeyahay qandho kulul iyo qumankoo barara oogadana waxaa ka soo yaaca nabarro iyo finan badan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: (daaw.) Cudur aad la isu qaadsiiyo oo uu keeno fiirus, wuxuu u badanyahay in uu ku dhaco carruurta, labadii sano ama saddexdii sano mar ayuu noqdaa safmar. Astaamo: calaamadaha dureyga oo ay weheliso qandho aad u sarreysa baro yaryar oo cas-cas oo dhexda caddaan ku leh (balihii Koblik) iyo canka gudihiisa ka soo baxa. Finan cascas ayaa ka soo baxa marka hore dhegaha xaggooda dambe, wajiga iyo jirka oo dhan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld jadeerwacasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Qeexid: Meel aad u fog aadid.
Qeexid Xigta: Wax diidid.
Qeexid Kale: Cid u jixinjixid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld jadeerwicid. Aadista meel aad u fog la aado.
Qeexid Xigta: Oggolaansho la'aan.
Qeexid Kale: Naxariis, jixinjix.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: (-do, m.l) Harag sida jawaanka loo tolay oo lagu gurto badarka, alaabta iwm.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g3
Labdhedig: -cday, -catay
Qeexid: Meel dheer socod ku tegid.
Qeexid Xigta: Wax diidid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld jadeerwac1 (2).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg jadeerwaco. ld jadeerwacad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]