Qeexid
"eeg jadeerwaco. ld jadeerwacad."
"eeg jadeerwaco. ld jadeerwacad."
Wadaag:
Meel dheer socod ku tegid.
Wax diidid.
f.g3
-cday, -catay
Wadaag:
Meel aad u fog aadid.
Wax diidid.
Cid u jixinjixid.
f.g1
Wadaag:
ld jadeerwicid. Aadista meel aad u fog la aado.
Oggolaansho la'aan.
Naxariis, jixinjix.
m.l
Wadaag:
(bot.) Nooc ka mid ah geedgaabka oo laamo dhuudhuuban iyo caleemo balballaaran leh oo aan qodax lahayn.
Socod dheer.
m.l
Wadaag:
Bahal libaax iwm reemid.
Nafley taahid.
f.mg1
-nay, -ntay
Wadaag:
(daaw.) Cudur aad la isu qaadsiiyo oo uu keeno fiirus, wuxuu u badanyahay in uu ku dhaco carruurta, labadii sano ama saddexdii sano mar ayuu noqdaa safmar. Astaamo: calaamadaha dureyga oo ay weheliso qandho aad u sarreysa baro yaryar oo cas-cas oo dhexda caddaan ku leh (balihii Koblik) iyo canka gudihiisa ka soo baxa. Finan cascas ayaa ka soo baxa marka hore dhegaha xaggooda dambe, wajiga iyo jirka oo dhan.
m.dh
Wadaag:
Cudur lays qaadsiiyo oo badanaa carruurta ku dhaca; wuxuu leeyahay qandho kulul iyo qumankoo barara oogadana waxaa ka soo yaaca nabarro iyo finan badan.
m.dh
Wadaag: