Qeexid

"(-llo, m.dh) Qorshe ammineed muujinaya sida hawl loo fulinayo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga jadwal oo kali ah:
  • S-blockta ku jirta Diiwaanka Curiye waa curiyeyaasha ku jira 2da guruub ee ugu horeeya guruubyada jadwalka Diwaanka Curiye.
  • Musfin waxuu gaashaanka u daruuray in jadwal loo sameeyo xiliga ay ciidamada ka baxayaan Somalia, waxuuna yiri ka bixitaan Somalia ee ciidamadeena waxey ku xiran tahay Somalia oo xasisho.