Qeexid
"J. dheh: daf dheh; la bood; fag dheh."
Qeexid Xigta
J. ka sii: ka daf, ka dhifo.
"J. dheh: daf dheh; la bood; fag dheh."
J. ka sii: ka daf, ka dhifo.
Wadaag:
Qolof, jilif iwm geed ka ridid.
Gogol iwm boor ka duulin.
f.g1
-fay, -ftay
Wadaag:
Jir dad qabow awgiis qolof yeelasho.
f.mg1
-fay, -ftay
Wadaag:
Garaac; tumid.
Qolofta geedaha laga jafto (inta la gargaraaco).
Orod u eg wax la ganay; kuddo; fag.
m.l
Wadaag:
Gogol iwm boor ka duulin.
Geed si qolofta looga goosto garaacid.
Geed garaacid ama ruxid si mirihiisi ay u soo daataan.
f.g1
-fay, -ftay
Wadaag:
Qolof, jilif iwm geed ka goosasho.
Gogol boor ka duulin.
f.mg3
-ftay, -fatay
Wadaag:
Xoolo lugaha dambe oo wax lagu haraatiyo, siiba lo'da la lisayo oo kirtanka badan.
Miraha ceerinka marka ay qallalaan.
m.l
Wadaag:
Iniinaha bunka, kolka ay dhanyihiin oo beerkii ku gudajiro.
m.l
Wadaag:
(-nno, m.dh) Qalab bir ah ama wax kale, oo geedaha xijiga oo irmaan lagu sarsaro.
m.l
Wadaag:
Dhul dulla ah oo dhaguxu ku badan yahay, leh dhir badan oo geed-gaab ah mariddeeduna adagtahay.
Qolof, jilif iwm oo geedo laga soo guray.
m.l
Wadaag:
Dubka kore ee dhirta qaarkeed, laga jafo.
Nin lixaad weyn; tiirri.
m.l
Wadaag:
Wax si xoog leh uga dhifasho; uga dafid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
(bot.) Nagaar weyn oo weligi si hunbulan u baxa; wuxuu bixiyaa ubax cillaan ah oo aad u qurux badan.
m.dh
Wadaag: