Qeexid
"eeg jafaali. ld jafaalis."
"eeg jafaali. ld jafaalis."
Wadaag:
Wax si xoog leh uga dhifasho; uga dafid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Dubka kore ee dhirta qaarkeed, laga jafo.
Nin lixaad weyn; tiirri.
m.l
Wadaag:
(-nno, m.dh) Qalab bir ah ama wax kale, oo geedaha xijiga oo irmaan lagu sarsaro.
m.l
Wadaag:
(-llo, m.dh) J. ah: wax aan qaab wannaagsan lahayn; foolxun.
m.l.kh
Wadaag:
Iniinaha bunka, kolka ay dhanyihiin oo beerkii ku gudajiro.
m.l
Wadaag:
maalin firfircoone m.l (-ayaal, m.l/dh) Waxaa lagu sharxa noolayaasha aad u firfircoon maalintii. Tus. “Noolayaashaasi cuntadooda waxay raadsadaan maalintii”.
Wadaag:
maalin dayaxeed m.dh (-lmo ..., m.l) (c.fal.) Inta uu soconayo hal isrog oo dhulku dhidibkiisa isku rogo iyadoo loo fiirinayo dayaxa, ama waa muddo waqti ah oo u dhexaysa labo udub oo isku xiga oo dayaxu ku sameeyo dhig. Muddadaas oo la eg ilaa 24 saacadood iyo 50 daqiiqo.
Wadaag: