Qeexid
"(bot.) Nagaar weyn oo weligi si hunbulan u baxa; wuxuu bixiyaa ubax cillaan ah oo aad u qurux badan."
"(bot.) Nagaar weyn oo weligi si hunbulan u baxa; wuxuu bixiyaa ubax cillaan ah oo aad u qurux badan."
Wadaag:
Dad isku meel wada deggan oo ku nool.
(-ooyin, m.l) Ururo diimeed oo meel wada deggan.
Dad salaad wada tukanaya. ld jameecad.
m.dh
Wadaag:
Raxmad iyo naxariis xag Eebbe laga helo.
Gargaar iyo naxariis. ld shafeec1.
m.dh
Wadaag:
Cudur lays qaadsiiyo oo badanaa carruurta ku dhaca; wuxuu leeyahay qandho kulul iyo qumankoo barara oogadana waxaa ka soo yaaca nabarro iyo finan badan.
m.dh
Wadaag:
(daaw.) Cudur aad la isu qaadsiiyo oo uu keeno fiirus, wuxuu u badanyahay in uu ku dhaco carruurta, labadii sano ama saddexdii sano mar ayuu noqdaa safmar. Astaamo: calaamadaha dureyga oo ay weheliso qandho aad u sarreysa baro yaryar oo cas-cas oo dhexda caddaan ku leh (balihii Koblik) iyo canka gudihiisa ka soo baxa. Finan cascas ayaa ka soo baxa marka hore dhegaha xaggooda dambe, wajiga iyo jirka oo dhan.
m.dh
Wadaag:
Qolof, jilif iwm geed ka goosasho.
Gogol boor ka duulin.
f.mg3
-ftay, -fatay
Wadaag:
Gogol iwm boor ka duulin.
Geed si qolofta looga goosto garaacid.
Geed garaacid ama ruxid si mirihiisi ay u soo daataan.
f.g1
-fay, -ftay
Wadaag:
J. dheh: daf dheh; la bood; fag dheh.
J. ka sii: ka daf, ka dhifo.
m.dh.sh
Wadaag:
Garaac; tumid.
Qolofta geedaha laga jafto (inta la gargaraaco).
Orod u eg wax la ganay; kuddo; fag.
m.l
Wadaag: