Qeexid
"Xoolo lugaha dambe oo wax lagu haraatiyo, siiba lo'da la lisayo oo kirtanka badan."
Qeexid Xigta
Miraha ceerinka marka ay qallalaan.
"Xoolo lugaha dambe oo wax lagu haraatiyo, siiba lo'da la lisayo oo kirtanka badan."
Miraha ceerinka marka ay qallalaan.
Wadaag:
J. dheh: daf dheh; la bood; fag dheh.
J. ka sii: ka daf, ka dhifo.
m.dh.sh
Wadaag:
Gogol iwm boor ka duulin.
Geed si qolofta looga goosto garaacid.
Geed garaacid ama ruxid si mirihiisi ay u soo daataan.
f.g1
-fay, -ftay
Wadaag:
Garaac; tumid.
Qolofta geedaha laga jafto (inta la gargaraaco).
Orod u eg wax la ganay; kuddo; fag.
m.l
Wadaag:
Qolof, jilif iwm geed ka goosasho.
Gogol boor ka duulin.
f.mg3
-ftay, -fatay
Wadaag:
Iniinaha bunka, kolka ay dhanyihiin oo beerkii ku gudajiro.
m.l
Wadaag:
Cunto yar oo saddexda goor ee wax la cuno maalinta, ka hor la cuno oo cuntada lagu sugo .
m.l
Wadaag:
(-nno, m.dh) Qalab bir ah ama wax kale, oo geedaha xijiga oo irmaan lagu sarsaro.
m.l
Wadaag:
Dubka kore ee dhirta qaarkeed, laga jafo.
Nin lixaad weyn; tiirri.
m.l
Wadaag:
Wadey; saaxib; jaal.
Qof shaqo, farxad, murugo iwm la qaybsada cid kale.
m.l
Wadaag:
Dhul dulla ah oo dhaguxu ku badan yahay, leh dhir badan oo geed-gaab ah mariddeeduna adagtahay.
Qolof, jilif iwm oo geedo laga soo guray.
m.l
Wadaag:
Qolof, jilif iwm geed ka ridid.
Gogol iwm boor ka duulin.
f.g1
-fay, -ftay
Wadaag: