Qeexid
"Xoolo jafle samayn."
[-leeyay, -laysay]
jafle eeyay
jafle aysay
f.g2"Xoolo jafle samayn."
Wadaag:
Xoolo lugaha dambe oo wax lagu haraatiyo, siiba lo'da la lisayo oo kirtanka badan.
Miraha ceerinka marka ay qallalaan.
m.l
Wadaag:
Garaac; tumid.
Qolofta geedaha laga jafto (inta la gargaraaco).
Orod u eg wax la ganay; kuddo; fag.
m.l
Wadaag:
Shanqar yar oo isku xigta samayn.
f.mg2
-leeyay, -leysay
Wadaag:
Maad iyo wax lagu qoslo samayn.
f.mg2
-leeyay, -leysay
Wadaag:
Gogol iwm boor ka duulin.
Geed si qolofta looga goosto garaacid.
Geed garaacid ama ruxid si mirihiisi ay u soo daataan.
f.g1
-fay, -ftay
Wadaag:
Qolof, jilif iwm geed ka goosasho.
Gogol boor ka duulin.
f.mg3
-ftay, -fatay
Wadaag:
J. dheh: daf dheh; la bood; fag dheh.
J. ka sii: ka daf, ka dhifo.
m.dh.sh
Wadaag:
Qof jaho aadsiin. ld jihee.
f.g2
-heeyay, -haysay
Wadaag:
Iniinaha bunka, kolka ay dhanyihiin oo beerkii ku gudajiro.
m.l
Wadaag:
(f.g) Xarig jare ah xoolo ku xirid.
(f.mg) Dheesha jarta ku adkaan.
(f.mg) Baqdin, naxdin ama xanuun la gariirid.
f.g
-reeyay, -raysay
Wadaag: