Qeexid
Qolof, jilif iwm geed ka goosasho.
Qeexid Xigta
Gogol boor ka duulin.
[-ftay, -fatay]
f.mg3Qolof, jilif iwm geed ka goosasho.
Gogol boor ka duulin.
Fal / verb
m.dh.sh
Qeexid: J. dheh: daf dheh; la bood; fag dheh.
Qeexid Xigta: J. ka sii: ka daf, ka dhifo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Labdhedig: -fay, -ftay
Qeexid: Gogol iwm boor ka duulin.
Qeexid Xigta: Geed si qolofta looga goosto garaacid.
Qeexid Kale: Geed garaacid ama ruxid si mirihiisi ay u soo daataan.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Garaac; tumid.
Qeexid Xigta: Qolofta geedaha laga jafto (inta la gargaraaco).
Qeexid Kale: Orod u eg wax la ganay; kuddo; fag.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: (-ooyin, m.l) Wax loo dhigo qof socda si uu u dhaco. ld jillaafo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Dhul dulla ah oo dhaguxu ku badan yahay, leh dhir badan oo geed-gaab ah mariddeeduna adagtahay.
Qeexid Xigta: Qolof, jilif iwm oo geedo laga soo guray.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Iniinaha bunka, kolka ay dhanyihiin oo beerkii ku gudajiro.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg4
Labdhedig: -fnaa, -fnayd
Qeexid: La jafay.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg jaf3.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Labdhedig: -fay, -ftay
Qeexid: Qolof, jilif iwm geed ka ridid.
Qeexid Xigta: Gogol iwm boor ka duulin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Xoolo lugaha dambe oo wax lagu haraatiyo, siiba lo'da la lisayo oo kirtanka badan.
Qeexid Xigta: Miraha ceerinka marka ay qallalaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: ld jafnaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (-nno, m.dh) Qalab bir ah ama wax kale, oo geedaha xijiga oo irmaan lagu sarsaro.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -leeyay, -laysay
Qeexid: Xoolo jafle samayn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Dubka kore ee dhirta qaarkeed, laga jafo.
Qeexid Xigta: Nin lixaad weyn; tiirri.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Wax si xoog leh uga dhifasho; uga dafid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg jafo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: (bot.) Nagaar weyn oo weligi si hunbulan u baxa; wuxuu bixiyaa ubax cillaan ah oo aad u qurux badan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg jafan. ld jafnaansho, jafni.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg jafjaf2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg jaflee.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]