Qeexid
"(dii.) Difaaca iyo fidinta diinta islaamka ku dagaallamid. ld jihaad2."
[-day, -dday]
jahaad2 ay
jahaad2 day
f.mg1"(dii.) Difaaca iyo fidinta diinta islaamka ku dagaallamid. ld jihaad2."
Wadaag:
(dii.) Dagaal loo galo difaaca iyo fidinta diinta Islaamka. ld jihaad1.
m.l
Wadaag:
Qaad cunid.
Ku j.: cid shaqo u xilsaarid.
f.g1
-day, -dday
Wadaag:
Hawl qabashadeeda tacab badan u gelid.
f.mg1
-day, -dday
Wadaag:
Kitaab jildi ku dahaarid. ld jillaad2.
f.g1
-day, -dday
Wadaag:
Qaadista tallaabada, shanqar ka yeersiin (qof kabo qaba).
Saanqaadid; socosho.
f.mg1
-day, -dday
Wadaag:
Dawga toosan ka weecasho.
Kibrid.
f.mg1
-day, -dday
Wadaag:
Neef qoob ka xirid si aanu u cararin.
Dheri, xeero, burjiko iwm tolid.
Wax fahmid ama garasho (cid). ld dhaag.
f.g1
-day, -dday
Wadaag:
Dhar iwm si xun u laallaabmid.
Hadal jactad ah ku hadlid; asaraarid.
f.mg1
-day, -dday
Wadaag:
Doc aadid.
Qof dhimasho. ld jihayso.
f.mg3
-stay, -satay
Wadaag: