Qeexid
"Wax la jaheeyey ahaansho. ld jihaysan."
[-snaa, -snayd]
jahaysan naa
jahaysan nayd
f.mg4"Wax la jaheeyey ahaansho. ld jihaysan."
Wadaag:
Doc aadid.
Qof dhimasho. ld jihayso.
f.mg3
-stay, -satay
Wadaag:
eeg jahayso. ld jahaysad, jahaysi, jihaysad, jihaysasho, jihaysi.
m.f.dh
Wadaag:
Wax jaci ku dhacday ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Nafley qiblada u jeedin. ld jihaysii.
f.g2
-iiyay, -iisay
Wadaag:
(dii.) Qof wax jidbo hayso ahaansho. ld jadbaysan, jalbaysan, jibbaysan, jilbaysan.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Wax dhalliilo hayso ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Dhul wax biyo si habaysan loogu bilbilay ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag: