Qeexid

"Doc aadid."

Qeexid Xigta

Qof dhimasho. ld jihayso.

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga jahayso oo kali ah:
  • Hase yeeshee wasiirka mar aanu waydiinay bal inuu jiro wax qorshe ah oo ay xukuumaddu ku waajahayso xaaladda cusub ee ka soo korodhay Sool waxa uu ku jawaabay “ qorshahayagu waa noo gaar, ku talo galna waanu leenahay waayo meesha maamulkii baa jooga”.
  • Inaan gargaar siino oo aan wax kala qabano dhibaatooyinka haysta waa talaabada ugu weyn ee ay xukuumadeydu wajahayso.