Qeexid

"ld jiho 1. Afarta qiblo midkood."

Qeexid Xigta

Doc; gees; dhinac.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga jaho oo kali ah:
  • Markase la gaadho in laga hadlo sababta ay sidaas wax u noqdeen iyo ciddii ka dambaysey, ama maanta wadda, markaas baa afarta jaho loo kala jeestaa, dibna la isuma fahmo.
  • Dagaalka oo socday 3-saac ayaa la xaqiijiyay in kooxda Al-shabaab ay degmadaas kasoo weerareen dhowr jaho, waxaana khasaaraha ka dhashay dagaalkaas lagu sheegay dhaawac gaaray hal qof oo rayid ah.