Qeexid
"ld jiho 1. Afarta qiblo midkood."
Qeexid Xigta
Doc; gees; dhinac.
"ld jiho 1. Afarta qiblo midkood."
Doc; gees; dhinac.
Wadaag:
ld jiho 2: wax uun ku dhaqaaqid.
Xanuun la ledi waayid.
f.mg3
-haday, -hatay
Wadaag:
Qof jaho aadsiin. ld jihee.
f.g2
-heeyay, -haysay
Wadaag:
Cudur ku dhaca xubnaha dhalmada iyo kaadida: waxaa ka yimaada malax iyo carun, waana lays qaadsiiyaa. ld jabti.
m.dh
Wadaag: