Qeexid
"(-byo ..., m.dh) (xis.) Jajabka sarreyehiisa iyo hooseeyehiisuba ay yihiin abyooneyaal, waa tiro u qoran qayb ahaan sida a, a waa sarreeye, b-na waa hooseeye. Waxa kale oo lagu magacaabaa jajab fudud."

Wadaag:
(-byo, m.dh) (xis.) Tiro aan hal dhammayn, oo la qaybiyey midkeed.
m.l
Wadaag:
(-bayaal, m.l/dh) (c.nafl.) Cayayaan u eg ukun yar, cad, leh qodxo yaryar soo taagtaagan oo qofkii ay ku jabto gaarsiisa dhibaato.
m.l
Wadaag:
Xanuun murqaha ku dhaca.
Dhacaan cayayaanka qaarkood ka yimaada oo markuu jirka gaaro lagu xajiimoodo.
Wax burburay gobol ka mid ah. 4. Dildillaac ku dhaca oogada siiba bishimaha iyo cagaha oo qabowga badani keeno. 5. Lacagta inteeda aan xaashida ahayn. 6. Dahab aan saafi ahayn.
m.l
Wadaag:
Nafley caafimaad siin (Ilaah).
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Xanuun qabatin yaryar leh oo ku dhaca haweenka uurka leh marka sidkoodu soo dhowaado.
m.l.u
Wadaag:
Ka c.: neef geel ah xanuujin si uu cabaad u sameeyo.
f.mg2
-iyay, -isay
Wadaag:
Wax aroor hore socodsiin; kallihin. ld jermaadi.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag: