Qeexid
"(-bayaal, m.l/dh) (c.nafl.) Cayayaan u eg ukun yar, cad, leh qodxo yaryar soo taagtaagan oo qofkii ay ku jabto gaarsiisa dhibaato."
"(-bayaal, m.l/dh) (c.nafl.) Cayayaan u eg ukun yar, cad, leh qodxo yaryar soo taagtaagan oo qofkii ay ku jabto gaarsiisa dhibaato."
Wadaag:
(-byo, m.dh) (xis.) Tiro aan hal dhammayn, oo la qaybiyey midkeed.
m.l
Wadaag:
Xanuun murqaha ku dhaca.
Dhacaan cayayaanka qaarkood ka yimaada oo markuu jirka gaaro lagu xajiimoodo.
Wax burburay gobol ka mid ah. 4. Dildillaac ku dhaca oogada siiba bishimaha iyo cagaha oo qabowga badani keeno. 5. Lacagta inteeda aan xaashida ahayn. 6. Dahab aan saafi ahayn.
m.l
Wadaag:
Xanuun qabatin yaryar leh oo ku dhaca haweenka uurka leh marka sidkoodu soo dhowaado.
m.l.u
Wadaag:
Nagaar aan qodax lahayn oo dusha xaad ku leh; wuxuu leeyahay caleemo yaryar, dhirta dawadana waa ka mid.
M. ah: aan jabin; aad u adag.
m.dh
Wadaag:
(-byo ..., m.dh) (xis.) Jajabka sarreyehiisa iyo hooseeyehiisuba ay yihiin abyooneyaal, waa tiro u qoran qayb ahaan sida a, a waa sarreeye, b-na waa hooseeye. Waxa kale oo lagu magacaabaa jajab fudud.
m.l
Wadaag:
Xaabo amo qoryo yaryar oo qallalan.
Berrin waa hore laga guurey oo ooddii jabtay oo isku dhacday; jabad; degel.
m.dh
Wadaag:
Wax dillaacid ama kala go'id.
Col iwm guuldarro la kulmid.
Geed, dhismo iwm dumid. 4. Badeeco qiimeheeda hoos u dhicid.
f.mg1
-bay, -btay
Wadaag:
(-bab, m.l) (daaw.) Jab lafeed oo dhammeystiran ama bacran ah.
m.l
Wadaag:
Wax qaybsamay ama burburay in ka mid ah.
Lafaha, qoryaha iwm kala go' ama dillaac ku dhaca.
Fal natiijo xumi ka soo baxdo.
m.l
Wadaag:
Alaabo yaryar oo meelo kala yaalyaal isu uruurin.
Meel biyo yari ku jiraan marba in ka qaadasho.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Adke qayb ka goosasho (ul, caday iwm).
Adke wax ku dhex jira ka baxsasho (ukun, qare, laf iwm).
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
(muus.) Durbaan laba af ka daloola oo harag xallafsan ku rogan.
m.l
Wadaag:
Wax jab gaarey ahaansho.
Wax qiimahoodu hoos u dhacay ahaansho (badeeco).
f.mg4
-bnaa, -bnayd
Wadaag: