Qeexid

"Qasbidda qof wax uusan raali ka ahayn lagu sandulleeyo. ld jujuub1."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga jajuub oo kali ah:
  • "Qof walba oo dhalinyaro ah waxaan u qoraynaa ciidan, qofka isaga ayaa dooranaya, mana jirto cid la qasbayno ama la jajuubayo" ayuu yiri mas'uul qariyay inuu magaciisa sheego oo ka tirsan Al-shabaab.
  • Laakiin si taa ka duwan kufsigu wuxuu ku dhisan yahay jajuub iyo dhagar, wuxuuna dhexmaraa nin iyo haweenay midkood la khasbay1, ama aan qaangaar ahayn, ama maankiisu uusan dhammayn.