Qeexid
"Meel hore loo dhacay mar labaad dhicid."
[-qeeyay, -qaysay]
jalaalaqe eeyay
jalaalaqe aysay
f.g2"Meel hore loo dhacay mar labaad dhicid."
Wadaag:
Ganaax lagu xukumo qof dembi yar galay.
Kitaab Quraan ah sharrax leh.
m.l
Wadaag:
Cid dembi gashay ganaaxid.
f.g1
-aalay, -aashay
Wadaag:
In yar oo biyo ama caano ah oo weel guntiis ku haray.
Koor yar oo laba carrab leh oo geela lagu xiro.
Dheg u j. sii: hadal raacid.
m.l.sh
Wadaag:
(-layaal, m.l/dh) Socod dhibaato leh oo lagu kala haro.
m.l
Wadaag:
Waxyaabo macmacaan oo laysku daray oo inta la qaboojiyo markay fariistaan la muudmuudsado ama la leefleefo.
m.dh
Wadaag:
jala' m.dh Eray uu ku dhawaaqo qof leh xilladda ciyaar dubnadeed oo aan haysan dhagax uu geliyo; mahayo.
Wadaag:
Qof xubno dabacsan oo qurxoon ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Magacyada derejooyinka daraawiishitii Sayid Max'd Cabdulle Xasan mid ka mid ah.
m.dh
Wadaag:
Kitaab quraan jalaadyo u qaybin.
f.g2
-deeyay, -deysay
Wadaag:
Miro digir, loos iwm qallalid.
f.mg1
-way, -wday
Wadaag: