Qeexid
"Jalaabu-te samayn."
[-teeyay, -taysay]
jalabbute eeyay
jalabbute aysay
f.mg2"Jalaabu-te samayn."
Wadaag:
Shir aan la fadhin ee dadku yoobsanyihiin.
Socod raaxaysi iyo majabaxsi looga jeedo oo hadba meel la habshahabsheeyo.
Ciyaar socod iyo boodbood leh.
m.l
Wadaag:
jala' m.dh Eray uu ku dhawaaqo qof leh xilladda ciyaar dubnadeed oo aan haysan dhagax uu geliyo; mahayo.
Wadaag:
Cayaar ay cayaaraan goroyada, shimbiraha iwm oo ay cagaha dhulka la dhacaan.
Socod nafley badani ay koox-koox ugu socoto.
Feer, haraati iwm oo cid lala dhaco
m.dh
Wadaag:
Meel hore loo dhacay mar labaad dhicid.
f.g2
-qeeyay, -qaysay
Wadaag:
(muus.) Durbaan laba af ka daloola oo harag xallafsan ku rogan.
m.l
Wadaag:
In yar oo biyo ama caano ah oo weel guntiis ku haray.
Koor yar oo laba carrab leh oo geela lagu xiro.
Dheg u j. sii: hadal raacid.
m.l.sh
Wadaag:
Miro digir, loos iwm qallalid.
f.mg1
-way, -wday
Wadaag:
Ganaax lagu xukumo qof dembi yar galay.
Kitaab Quraan ah sharrax leh.
m.l
Wadaag:
Waxyaabo macmacaan oo laysku daray oo inta la qaboojiyo markay fariistaan la muudmuudsado ama la leefleefo.
m.dh
Wadaag:
Cid dembi gashay ganaaxid.
f.g1
-aalay, -aashay
Wadaag: