Qeexid
"ld jalafsasho."
"ld jalafsasho."
Wadaag:
jala' m.dh Eray uu ku dhawaaqo qof leh xilladda ciyaar dubnadeed oo aan haysan dhagax uu geliyo; mahayo.
Wadaag:
(-do, m.l) Weel macdan, dhoob iwm ka samaysan oo dheg (siddo) iyo naas leh oo shaaha iyo qaxwaha lagu karsado.
m.dh
Wadaag:
In yar oo biyo ama caano ah oo weel guntiis ku haray.
Koor yar oo laba carrab leh oo geela lagu xiro.
Dheg u j. sii: hadal raacid.
m.l.sh
Wadaag:
Wax nafleyda ku jira oo aan la arkin, lana taaban karin, la'aanteedna aan la noolaan karin.
Niyad.
Tabar; itaal.
m.dh
Wadaag:
Miro digir, loos iwm qallalid.
f.mg1
-way, -wday
Wadaag:
(-do, m.l) Weel dhoobo ka samaysan oo biyaha lagu shubto; Ashuun; Mardabaan.
m.dh
Wadaag:
(-layaal, m.l/dh) Socod dhibaato leh oo lagu kala haro.
m.l
Wadaag:
Waxyaabo macmacaan oo laysku daray oo inta la qaboojiyo markay fariistaan la muudmuudsado ama la leefleefo.
m.dh
Wadaag: