Qeexid

Goor galab ah cid haasaawin.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga jalbeebi oo kali ah:
  • Waxa qooraansanayaa waa qof qof hurda fudud oo baroorteeda ku kacay iyo laba laba ruux oo habeenkaas jacayl-wadaag iyo is jalbeebin ku soo jeedey; iyo kuwo oohin dhallaan ama feker adduun hurdadii ka qaseen.