Qeexid Xigta
ld jalbeebtan1(2).
ld jalbeebtan1(2).
Wadaag:
(-amay, -antay; -ami) Dad kaftan iyo sheeko aan turxaan lahayn isdhaafsasho.
f.mg1
Wadaag:
Kaftan iyo sheeko aan turxaan lahayn oo laba qof iyo ka badan isdhaafsato.
ld jalbeebtamid.
m.l
Wadaag:
Kaftan iyo sheeko aan turxaan lahayn cid u jeedin. ld jalbeebso.
f.mg3
-btay, -batay
Wadaag:
Goor galab ah cid haasaawin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Sheeko iyo kaftan aan turxaan lahayn; kaftan; haasaawe.
m.dh
Wadaag:
eeg jalbeebo. ld jalbeebad, jalbeebsad, jaalbeebsasho, jalbeebsi.
m.f.dh
Wadaag: