Qeexid
"Kaftan iyo sheeko aan turxaan lahayn oo laba qof iyo ka badan isdhaafsato."
Qeexid Xigta
ld jalbeebtamid.
"Kaftan iyo sheeko aan turxaan lahayn oo laba qof iyo ka badan isdhaafsato."
ld jalbeebtamid.
Wadaag:
(-amay, -antay; -ami) Dad kaftan iyo sheeko aan turxaan lahayn isdhaafsasho.
f.mg1
Wadaag:
Kaftan iyo sheeko aan turxaan lahayn cid u jeedin. ld jalbeebso.
f.mg3
-btay, -batay
Wadaag:
Goor galab ah cid haasaawin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Sheeko iyo kaftan aan turxaan lahayn; kaftan; haasaawe.
m.dh
Wadaag:
eeg jalbeebo. ld jalbeebad, jalbeebsad, jaalbeebsasho, jalbeebsi.
m.f.dh
Wadaag: