Qeexid
ld jidbo.
ld jidbo.
magac / noun
Dheddig / feminine
f.mg3
Labdhedig: -ooday, -ootay
Qeexid: ld jidboo.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld jidbood.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg3
Labdhedig: -btay, -batay
Qeexid: Kaftan iyo sheeko aan turxaan lahayn cid u jeedin. ld jalbeebso.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld jaq 1. Caano yar oo ilmaha yaryar la siiyo.
Qeexid Xigta: J. ah: cunug aan si fiican u korin nafaqo yari darteed.
Qeexid Kale: Dabbidka yar ee la siiyo qof aad u jirran; jeenan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -alay, -ashay
Qeexid: Carruur nafaqo xumo darteed la caatoobid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Hoosgalbeed.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Sheeko iyo kaftan aan turxaan lahayn; kaftan; haasaawe.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
Qeexid: jala' m.dh Eray uu ku dhawaaqo qof leh xilladda ciyaar dubnadeed oo aan haysan dhagax uu geliyo; mahayo.
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Ilmo caano u diidid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Xaabo amo qoryo yaryar oo qallalan.
Qeexid Xigta: Berrin waa hore laga guurey oo ooddii jabtay oo isku dhacday; jabad; degel.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg3
Labdhedig: -ashay, -alatay
Qeexid: Ilmo nafaqa xumo darteed la caatoobid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Goor galab ah cid haasaawin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld jidbo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -snaa, -snayd
Qeexid: ld jidbaysan.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh.u
Qeexid: Qoryo qallalan oo dabka lagu shido; xaabo; qoryo.
Qeexid Xigta: Alaab aan qiimo lahayn. ld jaabajaabo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
u (urur) - urur (collective) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Labdhedig: -way, -wday
Qeexid: Miro digir, loos iwm qallalid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg jalbeebi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld jalbeebasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l.sh
Qeexid: In yar oo biyo ama caano ah oo weel guntiis ku haray.
Qeexid Xigta: Koor yar oo laba carrab leh oo geela lagu xiro.
Qeexid Kale: Dheg u j. sii: hadal raacid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld jalbeebsasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]