Qeexid

"ld jildi1."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga jaldi oo kali ah:
  • Qabiilka Jaldiin waxay si degdeg ah ula wareegeen goobaha ugu muhiimsanaa ee magaalada Baabiyloon ayagoo xasuuq ba'an u geeystay madaxdii magaalada.
  • Jaldiga dhinaca kalena waxa ku sawiran ciidan fardoolay ah oo cartamaya, dagaalkana u halilaya.