Qeexid
"(bot.) Geed qodxeed cadaadda la bah ah, quulle iyo xabagcad oo la cuno leh."
"(bot.) Geed qodxeed cadaadda la bah ah, quulle iyo xabagcad oo la cuno leh."
Wadaag:
Qalab hirar birlab danabeedka ku qaada silig oo leh qayb hadalka dirta iyo mid qabata oo ay ku wada hadlaan laba qof oo kala fog.
Hadalka taleefoonka la isku gaarsiiyo. ld telefoon.
m.l
Wadaag:
(bot.) Geedgaab aan qodax lahayn oo caleentiisa daawo ahaan loo isticmaalo.
m.dh
Wadaag:
Wax la jalleeciyay ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Wax jeclaysi jirro oo kale ah oo ku dhaca haweenka uurka leh.
Jacayl xad dhaaf ah.
m.l
Wadaag: